GAROWE, Soomaaliya-Waxaa caawa magaalada Nairobi ku geeriyooday, Ilaahay ha u naxariistee, Cabdiraxmaan Cabdulle Codweyn (Shuuke), oo kamid ahaa tiirarkii ugu muhiimsanaa ee waxbarashada Soomaaliya.
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa horey uga dagaalamay hirgelinta doorashooyin dadwayne. MUQDISHO, Soomaaliya - Magaalada Muqdisho waxaa ka socda shir muhiim ah oo u dhexeeya dowladda federaalka iyo ...
Xisbigu ayaa Madaxweyne Xasan Sheekh ugu baaqay in uu ka daayo faragelinta aan waafaqsaneyn dastuurka uu ku haayo dowlad goboleedyada. MUQDISHO, Soomaaliya - Xubnaha xisbiga Himilo Qaran ayaa isugu ...
Fulinta mashruucaan waxaa si wadajir ah isaga kaashaday Dowladda Puntland iyo Midowga Europe. GAROWE, Puntland - Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta xariga ka jaray ...
Guddiga Joogtada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa yeeshay kulankan. MUQDISHO, Soomaaliya - Guddiga Joogtada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda ...
Shilalka noocaan ayaa ku badan waddankan gaar ahaan xilliyada roobabka oo heerka biyuhu aad u sarreeyaan. NAIROBI, Kenya - Tobaneeyo qof ayaa laga cabsi qabaa in ay dhinteen kadib markii ay doon ku ...
Ururka Xisbullah ayaa sheegay in ay gantaalo cirka ah ku rideen diyaarad helikobter ah oo Israel leedahay MUQDISHO, Soomaaliya - Lix qof ayaa ku dhintay, qaar kalena dhaawacyo halis ah ayaa ka soo ...
Ra’iisul Wasaarihii hore Soomaaliya ayaa fariin u diray madaxda shirka uga bilowday magaaladda Muqdisho. MUQDISHO, Soomaaliya - Ra'iisul Wasaarihii hore Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa fariin u ...
Talaabadan waxay muujinaysaa tuhunka wali ka dhex-taagan Dowladda federaalka iyo maamulkiisa. MUQDISHO, Soomaaliya - Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed ...
Heshiiskan ayaa abuuraya xasilooni iyo horumar ka mustaqbalka dhaw ee bulshooyinka Magaalooyinka iyo Miyiga. MUQDISHO, Soomaaliya - Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta iyo Maalgashiga Maxamuud Cabdiraxmaan ...
FILE - U.S. Marine Corps Gen. Michael Langley, head of U.S. Africa Command, attends a military exercise in Agadir, Morocco, May 30, 2024. AP photo PENTAGON — Islamic State in Somalia has approximately ...
MOGADISHU, Somalia — Somalia's President Hassan Sheikh Mohamud has vehemently opposed Ethiopia's strategic maneuvers in the ...